Dib u noqo

Wadooyinka Furan – Waqooyiga Minneapolis

Goorma:
Sebtembar 20, 2014 @ 6:00 galabnimo - Sebtembar 21, 2014 @ 1:00 subaxnimo
2014-09-20T18:00:00-05:00
2014-09-21T01:00:00-05:00
La xidhiidh:
a:2:{s:4:"cost";s:0:"";s:7:"is_f

Kaalay oo baaskiil ama soco! Wadooyinkan ayaa maanta loo diiday in ay maraan isu socodka dadka iyo gaadiidka. Waddada Lowry ee ka timaada Vincent ilaa Emerson waa laga xirayaa taraafikada. Waxaa jiri doona waxyaabo lagu sameeyo wadada dhexdeeda. Joogso oo ku ciyaar miiska udiyaarinta Kulliyada Waqooyi Bari. Waxaan rajeyneynaa inaan ku aragno halkaas!