Dib u noqo

Duqa Minneapolis oo booqday NECP

Abriil 20, 2018 Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey ayaa booqday udiyaarinta Kuliyada Waqooyi Bari. Duqa Frey wuxuu la kulmay ardaydii baranaysay dawladda iyo macallimiinta iyo maamulka si ay wax uga bartaan dugsigeena. Fadlan dhagsii xiriirka soo socda si aad wax badan uga ogaato booqashada Mayor Frey: Booqashada Duqa Magaalada Frey