Dib u noqo

Qalin-jabinta Fasalka 8-aad

Goorma:
Juun 1, 2023 @ 6:00 galabnimo
2023-06-01T18:00:00-05:00
2023-06-01T18:15:00-05:00

Nagu soo biir qalinjabinta fasalka 8aad. Sanadkani waa sanadka ay qalin jabin doonaan fasalkayada asaasayaasha ardayda xanaanada (oo bilaabay 2014). Kaalay oo ku ciida NECP gym 6:00!