Dib u noqo

Ma jiro Dugsi-Shirar Waalid/Macalin

Goorma:
Febraayo 28, 2019 maalinta oo dhan
2019-02-28T00:00:00-06:00
2019-03-01T00:00:00-06:00

Waalidiinta: Shirarka waalidka/macallimiinta, fadlan kaalay wakhtiga lagugu talagalay. Haddii aad illowday wakhtigaaga ama aad u baahan tahay in aad dib u dhigato xaalad degdeg ah awgeed, fadlan wac shaqaalaha xafiiska 612-248-8240.