Dib u noqo

Dugsi ma jiro- Shirarka waalidka/macallimiinta maalinta oo dhan

Goorma:
Noofambar 15, 2018 maalinta oo dhan
2018-11-15T00:00:00-06:00
2018-11-16T00:00:00-06:00

Waalidiinta: Fadlan kaalay wakhtiga aad saxiixday. Haddii aadan garanayn wakhtiga aad is-diiwaangelisay ama aad u baahan tahay in aad dib u dhigato xaalad degdeg ah awgeed, fadlan wac shaqaalaha xafiiska 612-248-8240.