Dib u noqo

Xaflada Qalinjabinta Fasalka 8aad

Goorma:
Juun 13, 2022 @ 6:00 galabnimo
2022-06-13T18:00:00-05:00
2022-06-13T18:15:00-05:00
Halkee:
NECP Gym
300 Industrial Blvd NE Minneapolis
MN 55413

Kaalay oo nagu soo biir xaflada qalinjabinta fasalka 8aad! Xafladdu waxay si degdeg ah uga bilaabmi doontaa 6pm gudaha Gymka NECP. Kaalay naga caawi inaan u dabbaaldegno ardaydeenna fasalka 8-aad ee qalin-jabiyey!

Udiyaarinta Kuliyada Waqooyi Bari

Diyaarinta Kulliyadda Waqooyi-bari waxay XIDHAN doontaa Isniinta, Maarso 16keeda cimilada awgeed.