Asma – fasalka 3aad "Waxaan jeclahay inaan wax badan akhriyo, dugsiguna had iyo jeer wuxuu ii hayaa buugaag wanaagsan. Waxaan sidoo kale jeclahay barashada luqadaha kala duwan."